Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Bakool oo ku wajahan deegaanka Garasweyne

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xooga Dalka oo Gobolka Bakool Howlgal ay ka sameeyeen ku dilay Tiro Argagixiso ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobolka Bakool iyo saraakiisha ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu wadaa inay gaaraan deegaanka Garasweyne oo qiyaastii 50 Km dhanka Galbeed uga beegan magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool.

Maamulka ayaa qorsheynaya in magaaladaasi ay kulamo kula qaaataan odoyaasha dhaqanka iyo waxgaradka deegaanka, kuwaasi oo ay kala hadlayaan xaaladda deegaanka iyo sidii dhallinyarada looga wacyi gelin lahaa inay ka waantoobaan fikirka qaldan ee Al-Shabaab.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Bakool Maxamed Xasan Cabdiraxmaan ayaa ku soo waramay in deegaanka Garasweyne ay ku suganyihiin 18 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo isu soo dhiibay gacanta ciidamada dowladda ee halkaasi ku sugan, kuwaasi oo la doonayo in la keeno magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool.

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM oo si rasmi ah ula wareegay dhamaan deegaannada uu ka koobanyahay Gobolka Bakool, ayaa sababtay in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay isu soo dhiibaan gacanta ciidamada dowladda, taasi oo ka dambeysay baaq ay maamulka gobolka u jeediyeen maleeshiyaadka la marin habaabiyay ee kooxda Shabaab.

Previous Post

Gen Muungaab Oo Booqasho Ku Jooga Kenya Berrina la Kulmi Doona Duqa Magaalada Nairobi

Next Post

Cabdi Jiinow โ€œDhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe waxa uu kaalin ka qaadan karaa dhaqaalaha dalkaโ€

Next Post
Cabdi Jiinow โ€œDhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe waxa uu kaalin ka qaadan karaa dhaqaalaha dalkaโ€

Cabdi Jiinow โ€œDhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe waxa uu kaalin ka qaadan karaa dhaqaalaha dalkaโ€

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In