Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay dhismaha Wadada Via Roma ee degmada Xamar-Weyne “SAWIRRO”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay dhismaha Wadada Via Roma ee degmada Xamar-Weyne “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa dhagax-dhigay dayac-tirka Waddada Via Roma ee degmada Xamar-Weyne.

Mashruucaan laamiga lagu saarayo waddadan ayaa waxaa iska kaashanaya maamulka gobolka Banaadir iyo bulshada ku dhaqan degmadda.

Guddoomiyaha Gobolka ayaa sheegay in la qorsheeynaayo sidii dib loogu dayac tiri lahaa dhammaan waddooyinka kale ee bur-burku soo gaaray, si loo soo celiyo bilicdii iyo quruxdii ay ku tilmaamneyd caasimaddu.

“Waxaan rabnaa inaan soo celino bilicdii Caasimadda, waxana door muhiim ah ka qaadanaya dhismaha jidadka iyo horumarinta adeegyo bulsho dadka degan degmada Xamar-Weyne”. Ayuu yiri Guddoomiye Yarisow.

Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan mashruuca dib-u-dhiska dalka, kaas oo lagu gaari karo horumar dhaxal gal ah.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa waxaa dhagax-dhigga ku weheliyey qaar ka mid ah guddoomiye ku xigeennada Maamulka Gobolka iyo Xog-hayaha guud.

Previous Post

Ra’iisul wasaare kheyre oo shir guddoomiyey Fadhi ka mid ah Shirka Amniga Qaranka “Sawirro”

Next Post

Kulan lagu xoojinayey xiriirka booliska Soomaaliya iyo Turkiga oo ka lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Kulan lagu xoojinayey xiriirka booliska Soomaaliya iyo Turkiga oo ka lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu xoojinayey xiriirka booliska Soomaaliya iyo Turkiga oo ka lagu qabtay Muqdisho

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In