Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka jawaabay Cabasho ka timid Bulshada Degmada Warta-nabada+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka jawaabay Cabasho ka timid Bulshada Degmada Warta-nabada+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane d Axmed Xasan Iimaan iyo Guddoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane d Cumar Cali Cabdi oo ay wehliyeen Maamulka Degmada Warta Nabadda iyo Agaasimeyaal ka tirsan Dowladda Hoose ee Xamar ayaa xalay kormeer waxa ay ku tageen Wadada dheer ee xiriirisa Xarunta Degmada Warta Nabadda iyo Isgoyska Geed Jaceyl, iyadoo laga jawaabayo cabasho ka timid shacabka ku dhaqan Degmada Warta Nabadda.

Mas’uuliyiinta Maamulka ayaa dhageystay talooyinka iyo cabashada shacabka ku dhaqan Degmada Warta Nabadda iyagoona balan qaaday in Maamulka Gobolka Banaadir uu si deg deg ah ugu jawaabi doonno cabashada ka timid shacabka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026

Guddoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir  Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu qorshaha ugu jiro sidii dib u dhis balaaran loogu sameen lahaa wadadaasi laamiga ah, balse inta ka horeysa ay Maamulka Gobolka ka shaqeyn doonaan sidii bulshada loogu sahli lahaa isu socodka iyo adeegsiga Wadadaasi.

Qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada warta nabada ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay cabasho ka keeneen bur burka ka muuqda Xarunta Degmada Warta Nabadda iyo Isgoyska Geed Jaceyl taasi oo ay ku tilmaameen inaysan heysan meel ay marsiiyaan marka ay timaado xaaladaha deg deg ah .

Tags: Maamulka Gobolka Banaadir oo ka jawaabay Cabasho ka timid Bulshada Degmada Warta-nabada+Sawirro
Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dowladda Soomaaliya Iyo Saaxiibbada Caalamka oo Shir Heerkiisu Sarreeyo Ka Yeeshay Arrimaha Soomaaliya

Next Post
Dowladda Soomaaliya Iyo Saaxiibbada Caalamka oo Shir Heerkiisu Sarreeyo Ka Yeeshay Arrimaha Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya Iyo Saaxiibbada Caalamka oo Shir Heerkiisu Sarreeyo Ka Yeeshay Arrimaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In