Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan duco ah u sameeyay Shuhaddada dhacdadii 24-July 2019 “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan duco ah u sameeyay Shuhaddada dhacdadii 24-July 2019 “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) Ku-xigeenada Gobolka Banaadir, Xoghayaha Guud, Culima’udiin, Agaasimeyaal, Guddoomiyeyaal Degmo iyo Ehelo ayaa maanta xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kaga qeyb-galay Xus iyo Duco loo sameeyay Shuhaddadii ku Shahiiday Musiibadii 24 July 2019 ka dhacday Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar oo uu ugu horeeyay Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Ahaana Duqii Muqdisho AUN Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) Agaasimeyaal, La-taliyeyaal iyo Guddoomiyeyaal Degmo.

Munaasabadaan Xuska iyo Ducada ayaa laga jeediyay khudbado isugu jiray wacdi Diini ah, Isbaraarujin, Taariikh Xusuuseed iyo Duco, iyadoo ugu danbeyn uu halkaasi khudbad ka jeediyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo sheegay in xuskaan uu noqon doono mid sanad weliba la xusi doono, si loo weyneeyo Shuhaddadii ku Shahiiday Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar 24 July 2019, iyagoo bulshadooda u adeegaya.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

February 1, 2026
Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026

Gaba-gabadii Munaasabada Xuska iyo Ducada kadib ayuu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Filish waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay Ehelada Shuhaddadii, Asigoo mid mid u xaal wareystay maadaama Maamulka Gobolka Banaadir uu si gooni ah ugu warhaayo Ehelada Shuhaddada.

Xuskaan oo ah sanadkii 2-aad ayaa lagu wadaa in 1-da Augosto lagu soo gaba-gabeeyo Garoonka Kubadda Cagta ee Eng. Yariisow Stadium.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray goob la qorsheynayo in laga dhiso garoon diyaaradeed “SAWIRRO”

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooynka Heer Federaal oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo “SAWIRRO”

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooynka Heer Federaal oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo “SAWIRRO”

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooynka Heer Federaal oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo “SAWIRRO”

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Khawaarij waaweyn ay si toos ah ula...

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka....

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Somalia Reaffirms Economic Diplomacy at India-Arab Summit

January 31, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In