Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in ay baarayaan qasaarihii ka dhashay Debkiii Xalay ka kacay Bakaaraha iyo wixii dhaliyay

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in ay baarayaan qasaarihii ka dhashay Debkiii Xalay ka kacay Bakaaraha iyo wixii dhaliyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir, Maxamed C/llaahi Tuulax ,oo ka hadlay Debkii Xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha ayaa sheegay inhalkaasi ay ku baaba’day hanta badan oo ay lahaayeen Ganacsatada Soomaaliyeed.

Mudane, Tuulax, oo la hadlayay warbaahinta ayaa intaa in ay ka maamul ahaan xakameeyeen Debka, kaas oo dhalin lahaa qasaare intaa ka badan, wuxuuna sheegay inay wadaan baaritaanno ku aaddan waxyaabaha soo celceliya gubashada Suuqa iyo hantidii lagu waayay.

Debkii Xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha ayaa sida ay qaar ka mid ah Ganacsatadu sheegeen waxa uu ka billowday qeybta lagu iibiyo Dharka Huudheyda, isagoo kusii faafay qeybaha Maacuunta, Hilibka, Dukaamo iyo Guryo halkaa ka dhowaa.

Deminta Debkan oo ay Gacan weyn ka geysteen maamulka Gobolka , Shirkadaha Madaxa bannaan iyo Dad weyne is xilqaamay ayaa Saacado ka dib lagu guuleystay in la baqtiiyo, iyadoo Ciidamaduna ay sugayeen ammaanka guud ee Suuqa si anay ugu soo dhuuman tuugada.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Wasiirka Gargaarka oo ka wada hadlay Xal-u-helidda Barakacayaasha +sawirro

Next Post

Dood ku saabsan doorka Bulshada Rayidka ah ee hanaanka dhismaha dowladnimmada oo  lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Next Post
Dood ku saabsan doorka Bulshada Rayidka ah ee hanaanka dhismaha dowladnimmada oo  lagu qabtay Muqdisho “Sawirro”

Dood ku saabsan doorka Bulshada Rayidka ah ee hanaanka dhismaha dowladnimmada oo  lagu qabtay Muqdisho "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In