Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray ganaax lacageed oo ku saabsan Afxirashada

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Kulan amniga caasimadda looga hadlay oo maanta lagu qabtay Muqdisho +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray ganaaxyo lacageed oo laga qaadayo dadka aan isticmaalin Af-xirashada (Face Mask) si loogu hortago Caabuqa COVID-19

Kulan aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir uuna shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee xakameynta cudurka COVID-19 iyo halka ay marayaan wacyi gelinta ka socoto 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir.

Related posts

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026

Shirka oo saaco badan socday ayaa la isla qaatay in la hirgeliyo qaadashada afxirka (Face mask), iyadoo ciddii u hogaansami weysanaya laga qaadi doono tallaabooyinka soo socda.

  1. Ganaax

Dadka ku dhaqan gobobolka Banaadir markasta oo ay ka soo baxayaan gurigooda waxaa la farayaa inay xirtaan afxirka (face mask) cid Allaale iyo ciddii aan xiran waxaa la ganaaxayaa lacag dhan shan dollar, lacagtaas waxa u uku bixinayaa goobta lagu qabtay, haddii uu bixin waayanaya waxaa la geynayaa saldhigga ugu dhaw goobta lagu qabtay.

  1. Ganaaxa goobaha Ganasiga

Goobaha ganacsiga cid Allaale iyo ciddii soo gasha Afxirasho la’aan waxaa milkiilaha goobtaas lagu ganaxayaa lacag dhan konton (50$) dollar.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa laamaha ammaanka faray inay fuliyaan awaamiirta ka soo baxday Maamulka ee lagula dagaalamayo cudurka COVID-19 oo dhibaato ku haya dalkeenna.

 

 

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Ingiriiska “SAWIRRO”

Next Post

Sheekh Bashiir “Shaqada ka socota Isbitaal Martiini waa Jihaad oo kale ee halaga wada qeyb qaato”

Next Post
Sheekh Bashiir “Shaqada ka socota Isbitaal Martiini waa Jihaad oo kale ee halaga wada qeyb qaato”

Sheekh Bashiir "Shaqada ka socota Isbitaal Martiini waa Jihaad oo kale ee halaga wada qeyb qaato"

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In