Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobolka Mudug Ee Galmudug oo wada dadaalo lagu joojinayo colaad beeleedyada mararka qaar ka dhaca gobolkaasi.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Maamulka gobolka Mudug Ee Galmudug oo wada dadaalo lagu joojinayo colaad beeleedyada mararka qaar ka dhaca gobolkaasi.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigaan oo uu hogaaminayay gudoomiyaha Gobalka Mudug Ee Galmudug
C/raxmaan Cali diiriye Isxal oo ujeedka socdaalkoodu uu ahaa mid la
xariira intiisa badan dhanka amniga iyo nabad Galyada deegaanada
gobalka mudug qaarkood kuwaas oo mudooyinkii u danbeeyay ay ka soo
cusboonaadeen dhacdooyin saameeyn ku yeelan kara amniga iyo dib
uheeshisiintii ka dhaqan gashay magaalada Galkacyo tan iyo wixii ka
danbeeyay dabaayaaqadii bishii decembar sanadkii 2016 ayaa gaaray
deegaanka Afbarwaaqo oo ka mida deegaanada ay wali ka muuqanayaan
raadadkii foosha xumaa ee ay reebeen colaadihii iyo dagaaladii ka
dhacay deegaanada gobalka mudug qaarkood

Masuuliyiintaan ka tirsan Galmudug ayaa markii ay gaareen deegaankaasi
Afbarwaaqo waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay maamulka iyo waxgaradka
deegaankasi waxaana soo dhaweeyn ka dib ay kormeer guud ku sameeyeen
xaalada ay ku nool yihiin bulshada deegaankaasi iyo saameeynta ay ku
reebeen colaadaha iyo dagaalada

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Gudoomiyaha deegaankaasi C/llaahi Jaamac dhoore ayaana warbaahinta
qaranka uga waramay dhibaatooyinka la xariira adeegyada aas aaska u ah
nolasha bulsho meel ku nool waxaana uu sheegay in gabi ahaanba
deegaanka aysan ka shaqeyn xarumo waxbarasho kuwa caafimaad oo kaafin
kara baahida bulshada ku nool deegaanka af barwaaqo waxaa sidoo kale
uu sheegay in xaalado biyo la’aaneed ay ka jiraan halkaasi ayna
codsanayaan in laga caawiyo

C/risaaq cabdulle Guuleed oo ka mida qurba joogta soomaalida ee dalka
dib ugu soo laabtay isla markaana ka saaciday maamulka deegaankaasi
dhismaha labo xaruumood oo uu xiligan maamulka deegaankaasi uu ku
shaqeeyo ayaa ku booriyay bulshada afbarwaaqo in ay ku dadaalaan ka
shaqeynta amniga iyo nabad galayada oo uu tilmaamay in la aantood
aysan waxba usuurta galeyn isagoo sidoo kalana sheegay in looga baahan
yahay isku tashi in ay wax ku dhistaan

C/raxmaan Cali Diiriye Isxal gudoomiyaha Gobalka mudug ayaa isna
sheegay in ujeedka socdaalkoodu uu yahay mid ay doonayaan in bulshada
ku nool deegaanada iyo dhulka miyigaa ee ku yaala dhanka waqooyi bari
Gobalka mudug ay kaga codsanayaan in laga wada shaqeeyo amniga iyo
daris wanaaga maadaama xiligaan maamulada puntland iyo Galmudug ay
diyaar u yihiin joojinta wax kasta oo dib usoo celin kara colaad iyo
dhibaato hor leh

W/Q Wariye Cabdirisaaq Maxamed Axmed (Galkacyo)

Previous Post

Madaxda Sare Ee Wasaaradda Qorsheynta oo wadatishi kala yeeshay geedi socodka Qorshaha Sagaalaad ee Horumatrinta Qaranka qaar kamida Wasaaraddaha XFS.

Next Post

R/wasaare Kheyre oo booqday xarunta dowlada hoose ee Xamar.

Next Post
R/wasaare Kheyre oo booqday xarunta dowlada hoose ee Xamar.

R/wasaare Kheyre oo booqday xarunta dowlada hoose ee Xamar.

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In