Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobolka oo amray in la joojiyo tagitaanka liido labo todobaad+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka gobolka oo amray in la joojiyo tagitaanka liido labo todobaad+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga heer Gobolka ee maamulka gobolka banaadir u qaabilsan ka hortaga caabuqa Corona Virus (COVID19) oo ay hogaamiso guddoomiye Ku xigeenka Arrimaha bulshada iyo Wacyigelinta Marwo. Basma Caamir Axmed oo maanta kulan ku yeeshay xarunta aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa soo saaray go’aamo la xiriira Hakinta Isku-imaashiyaha Bulsho iyo Talooyin Caafimaad.

Wareegto kasoo baxday Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu xusay in la Hakiyo isku imaatinka Bulshada iyadoona fariin loo diray Hoteelada, Maqaayadaha iyo goobaha Dalxiiska ee Muqdisho.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Waxaa muddo 2 todobaad ah la joojiyay dadka usoo dabaal taga xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho iyadoona sidoo kale la joojiyay goobaha lagu caweeyo ee lagu istecmaalo shiishadaha.

Hoteelada, Maqaayadaha iyo goobaha Dalxiiska ayaa la faray in ay diyaariyaan agabyo Nadaafadeed ee loogu hortagi karo faafida Caabuqa COVID19 sida; goobo farxal nadaafadeed iyo jeermis dile, iyadoona hab fadhiga goobahaasi laga dhigayo mid kala fog si loogu hortago faafida caabuqa COVID19.

Tags: Maamulka gobolka oo armay in joojiyo tagitaanka liido labo todobaad+Sawirro
Previous Post

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo kulan la yeeshay Masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta Soomaaliyeed.

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo agab caafimaad geeysay jowhar +Sawirro

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo agab caafimaad geeysay jowhar +Sawirro

Dowladda Soomaaliya oo agab caafimaad geeysay jowhar +Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In