Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobolka oo mamnuucay in boorarka marooyinka ah lagu xiro waddooyinka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maamulka gobolka oo mamnuucay in boorarka marooyinka ah lagu xiro waddooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

afhayeenka gobolka

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waddooyinka aan lagu xiri karin boorarka ka sameysan marooyinka, iyagoo ka digay in ciddi lagu arka, laga qaadi doono tallaabo sharaciga waafaqsan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in maamulka uu mamnuucay in waddooyinka lagu xiro boorarka ka sameysan marooyinka ee ay ku qoranyihiin halku-dhigyo gaar ah, taasi oo uu ku tilmaamay inay wax u dhimeyso bilicda.

“Caasimadda laguma arki kar lo’, waxaa kaloo mamnuuc ah in boorarka ka sameysan marada lagu xiro waddooyinka magaalada, Laamiyada iyo waddooyinka lama jeexi karo, iyadoo aan maamulka gobolka laga heysan warqad ogolaansho ah, saddexdan qodob waa muhiim, waxaana ka digeynaa in arrimahan la sameeyo, ciddii lagu helana waxaa lala tiigsan doonaa sharciga” ayuu yiri Afhayeenka.

Afhayeenka ayaa xusay in maamulka gobolka uu kal hore hirgeliyay xarunta baadi qabadka oo lagu xareyn jiray xoolihii lagu arka caasimadda.

Cabdifataax Cumar Xalane ayaa tilmaamay in maamulka gobolka uu u taaganyahay sidii uu dib u soo celin lahaa bilicdii ay caasimaddu lahayd, isla markaana aysan ogolaaneyn waxkasta oo bilicd caasimadda wax u dhimaya.

Previous Post

Adeegyada bulshada oo Bakool ku soo laabanaya kaddib ka saaritaankii Maleeshiyadka Shabaab

Next Post

Shaqaale ka tirsan Wasaaradaha dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada oo tababar loogu diray Kenya

Next Post
Shaqaale ka tirsan Wasaaradaha dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada oo tababar loogu diray Kenya

Shaqaale ka tirsan Wasaaradaha dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada oo tababar loogu diray Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In