Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Sh.Hoose “Dhamaan Deegaanada Al Shabaab kaga sugan yihiin Gobolka waa laga xoneynayaa dhawaan”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Sh.Hoose “Dhamaan Deegaanada Al Shabaab kaga sugan yihiin Gobolka waa laga xoneynayaa dhawaan”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose oo ay wehliyeen Maamulka Degmada Bawaare iyo Saraakisha Ciidanka ayaa komeeray Suuqa weyn ee Degmada Baraawe si ay ugu kuur galaan Ganacsiga Suuqa iyo Baahiyaha ay qabaan Ganacsatada Suuqa Degmada.

Gudoomiyaha Degmada Baraawe Aadan Cumar Madoowe aya a sheegay in Suuqa Degmada Baraawe uu muhiim u yahay nolosha dadka Degmada iyo Deegaanda Hoosyimada intaba.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Najax ayaa tilmaamay in Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose uu ka hirgelin doono Degmada Suuq weyn oo ay ku ganacsadaan Dadka Degmada oo dhan.

“Waxaa Qorshaheena kamid ah in aan furno Suuq weyn kaas oo dhamaan Dadka Soomaaliyeed ku ganacsan karaan sidoo kale muhiim u ah dhamaan Degmooyinka kala duwan ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxaana ku rajo weyn nahay in aan dhawaan furno”.

Dhanka kale Gudoomiyaha Gobolka iyo Masuuliyiinta la socotay ayaa tagay Garoonka Kubbada Cagta Degmada Baraawe oo Todobaadkan  Maleeshiyada Al Shabaab miino ay ku aasen Garonka ay ku dhinteen 6 qof kuna dhaawac meen 4 qof oo ka mid ahaa Shacabka Degmada Baraawe oo u soo dawasha tagay ciyaar kubaadda cagta ah oo u dhaxesay laba koox oo ka dhisan Degmada Baraawe, Sidoo kale waxaa ay tageen Isbitaalka weyn ee Degmada isagoo Warbixin ka dhagestay Dhaqaatirta Isbitaalka.

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Najax aya tilmamaay in ay la xanuunsanayan Qoysaska ay ka geeriyoden dhalinyarda isago sheegay in Al Shabaab dhawaan laga xureyn doono guud-ahaan Gobolka Shabellaha Hoose.

Previous Post

Aabe Axmed “Al shabaab Xoolaheena way dhaceen, dadkii way Laayeen, Tuulooyinkeena way gubeen’’+Warbixin

Next Post

Wasaarada Waxbarashadda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka oo Qodobo Muhiim ah isku Raacay+Sawirro

Next Post
Wasaarada Waxbarashadda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka oo Qodobo Muhiim ah isku Raacay+Sawirro

Wasaarada Waxbarashadda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka oo Qodobo Muhiim ah isku Raacay+Sawirro

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In