Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo joojiyay degmooyinkii loo dalxiis tegi jiray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo joojiyay degmooyinkii loo dalxiis tegi jiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa Degmooyinka Cadalle. Warsheekh iyo Balcad si kumeel gaar ah uga hakiyay dadkii dalxiiska utagi jray si looga hortago cudurka COVID-19.

Afhayenka Maamulka Gobalka Cabdinaasir Maxamuud Cali oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in mas’uul ay iska saareen bad qabka bulshada ayna wadaan wacyi gelin looga hortagayo faafidda Coronavirus, sidoo kalena ay codsadeen in safarada dhulka ah ee lagama maarmaanka ah inay iska joojiyaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Degmooyinka Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Mas’uuliyiinta maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa maalmahan degmooyinka Gobalka ka waday wacyi gelinta bulshada ee ku aadan COVID19, iyagoo kormeero ku sameeya goobaha bulshada ay isuga imaan jireen si loo ogaado dhaqan galinta dhowr qodob oo ay soo saareen maamulka Gobalka iyo Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre: “Masiibada maanta waxaa ka nabad galaya kuwa dhagaysta talooyinka bahda Caafimaadka”

Next Post

Hay’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga oo Wasaaradda Caafimaadka ku wareejisay agabka ka horagga COVID-19 “SAWIRRO”

Next Post
Hay’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga oo Wasaaradda Caafimaadka ku wareejisay agabka ka horagga COVID-19 “SAWIRRO”

Hay'adda Bisha Cas ee dalka Turkiga oo Wasaaradda Caafimaadka ku wareejisay agabka ka horagga COVID-19 "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In