Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo Sheegey in dib u dhis ay ku bilaabayaan aargada degmadda Qoryooley “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo Sheegey in dib u dhis ay ku bilaabayaan aargada degmadda Qoryooley “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
 Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hooose Ibraahim Aadan Cali Najax iyo masuuliyin ka tirsan Maaamulka gobalka ayaa safar Dhulka ah ku  gaarey Degmada Qoryooley ee Gobalka Shabeelha Hoose.
Masuuliyintan ayaa markii ay gaarreen degmada Qoryooley waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey Maamulka degmada oo uu Horkacayey guddoomiyaha degmada Sayid Cali iyo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada.
Gudoomiye Najax Oo La hadley Warbaahinta Qaranka ayaa Socdaalkisa Safarka Ku sheegey inuu Yahay Mid ay ugu kuur galayaan guud ahaan Xaalada Amni ee degmooyinka Gobalka iyo Baaahiyaha ay qabaan Dadka deegaanka, isaggoo sidoo kalena Sheegey inuu Kulmo la qaatey masuuliyinta maamulka Degmada iyo saraakiisha laamaha amniga, waxaana uu kala Hadley siddii amniga degmada Loo dardargelin lahaa, iyaddoo la kaashanayo Shacabka iyo qeybaha kala duwan eee Bulshada.
Ibaaraahim aadan cali Najax Gudoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sidoo kale Waxa uu shegey in Shacabka degmada Qoryooleey iyo qeybaha kala duwan ee bulshada uu kala hadley siddii dhagarta maleeshiyada Alshabaab ay meel uga soo wada Jeestaan, Ka maamul ahaanna ay diyaar ula yihiin waxksta oo ku saabsan horumarinta amniga iyo adeegyada bulshada.
Gudoomiye najax ayaa sidoo kale intaa ku daray in hadda ay wadaan Mashruuc dib u dhis ay ugu sameynayaan  aargada degmadda Qoryooleey oo burbur xoogani uu kamuuqdo, sidoo kale ay bilaabayaan gargaar ay ugu talagaleen in ka badan 600 oo qoys oo degmada ku noool
Guddoomiyaha Gobolka Sh.hoose Mudane Ibraahin Aadan Cali Najax ayaa tan iyo inta la magacaabey waxa uu safaro kala duwan ku marayey degmooyinka gobalka iyo deegaanaadii Laga xoreeyey Maleeshiyada Alshabaab, isaggoo u kuurgalaya xaalada nololeed iyo tan amni ee deegaanada iyo Degmooyinka Gobolkaasi.
Previous Post

AMISOM equips Somalia’s security forces with specialised containers

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeeray xarumo Booliisku Is-xilqaan ku dhisayaan”Sawirro”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeeray xarumo Booliisku Is-xilqaan ku dhisayaan”Sawirro”

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kormeeray xarumo Booliisku Is-xilqaan ku dhisayaan”Sawirro”

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In