Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo ka hadlay howlgal Ciidanka XDS ay kula wareegeen degmada Aw-dheegle

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo ka hadlay howlgal Ciidanka XDS ay kula wareegeen degmada Aw-dheegle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobalka Shabeelaha Hoose ayaa faahfaahiyey howlgal  Ciidanka Danab ee Xoogga dalka  ay kula wareegeen degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Guddoomiyaha gobalka Shabeellaha hoose, Ibrahim Aadan Cali Najax oo goordhaw wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa Sheegey  in Ciidanka Xoogga dalka ay si buuxda gacanta ugu dhigeen degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellah Hoose.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mudane Najax ayaa  intaa ku darey in hadda ay Ciidanku waddaan howlgal ay ku baarayaan miinooyinka argagixisadu ay  ku aastey degmada iyo waddooyinka soo gala si  ay ugu dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan howlgallo ballaaran oo lagu baacsanayo haraadiga argagixisada ee ku sugan deegaanno ka tirsan gobolka, si looga dulqaado dadka rayidka oo ay ku haayaan dhibaato xooggan,isagoo xusay in aysan jirin khasaaro soo gaaray dadka Shacabka ah.

Muddooyinkii dambe Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgallo ka waday deegaanno badan oo maleeshiyaadka Al-shabaab ay ku sugnaayeen, iyadoo argagaxisada ay soo wajahday cabsi xooggan oo uga imaaneysa Ciidamada sida gaarka u tababaran ee DANAB oo gacanta cadawga ka saaray degmooyin badan oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Previous Post

Maxakamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku ridday Andrew Brain Irlam o u dhashey Britain

Next Post

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliy

Next Post
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliy

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliy

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In