Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Iskuulka Dhagax-tuur oo qalab isboorti la guddoonsiiyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Maamulka Iskuulka Dhagax-tuur oo qalab isboorti la guddoonsiiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta iskuulka  Hoose,  Dhexe ee Dhagax Tuur ayaa xiriirka cayaaraha Cheeska Soomaaliyeed waxaa uu qalab isboorti ku wareejiyay maamulka iskuulkaas, iyadoo qalabkaan uu yahay mid ardayda lagu bari doono ciyaaraha Cheeska oo markii ugu horeysay iskuulaadka dalka lagu bari doono ardayda.

Axmed Cabdi Xasan Wataac guddoomiyaha xiriirka ciyaaraha shatartanjiga Soomaaliyeed oo goob joog ahaa xaflada ayaa sharaxay muhiimada maadadaan lagu soo kordhiyay iskuulka iyo sida ay muhiimka ugu tahay dhalinyarada iskuulaadka dhigata isagoo amaan u jeediyay xiriirka ciyaaraha cheeska aduunka oo qalabkaan soo gaarsiiyay.

Related posts

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026

“waxaan halkaa idinkaga cadeynayaa ciyaaraha cheeska ma ahan qamaar waxaa weeye muhiim waxaa ay dhisayaan kobcinayaan maskaxda ardayga, waxaan amaan u jeedinayaa iskuulka Dhagax tuur oo noqday dugsigii ugu horeeyay ee bilaabaya waxaana rajeynayaa in la bakaarin doono”ayuu yiri wataac.

Maamulaha iskuulka Dhagax tuur Heykal Abuukar Sheekh “Wagar” oo guddoomiyaha kala wareegay qalabka isboortis ee uu ku wareejiyay ayaa mahad naq ka dib waxaa uu sheegay in ardayda ay bari doonaan maadadaan.

“Waxaan ku faraxsanahay in aan noqono iskuulkii ugu horeeyay ee bilaabaya barista ardayda ciyaaraha shataranjiga, waxaa ii jooga arday qaarkood horay u bartay  ciyaarahaan heer ka gaaray hadana waan bilaabeynaa”ayuu yiri Wagar

Ugu dambeyntii qaar ka mid ah ardayda ayaan weydiiyay dareenkooda in xiisadaan ay ku qaadanayaan iskuulka.

15935719_1154337687998152_1790062791_n 15978211_1154338144664773_255003988_n

2

Previous Post

Daawo Video: Wax-qabadka wasaaradda haweenka

Next Post

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo kormeer ku tegay Degmada Qandala

Next Post
Madxweynaha Puntland oo ka hadlay dagaallada Galgalo

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo kormeer ku tegay Degmada Qandala

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚  𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

March 10, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dib u bilaabeyso bixinta adeegyada baasaboorka 

March 10, 2026
0

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Yemen Danjire Cabdixakiim Maxamed Axmed oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In