Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Jaamacadda Somaville oo u dabaal degtay guul ay dhawaan gaareen “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Jaamacadda Somaville oo u dabaal degtay guul ay dhawaan gaareen “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo aheyd mid ardayda iyo maamulka Jaamacadda Somaville ay ugu dabaal dagayeen guusha dhawaan ay ka gaareen tartanka loo qabtay xarumaha ganacsiga dalka oo qeyb walba goonideeda tartan loogu qabtay ayaa waxaa ay Jaamacadda noqotay tan ugu wanaagsan dalka.

Munaasabadda oo Muqdisho lagu qabtay ayaa waxaa ka qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada, maamulka iyo Waalidiinta ardayda dhigata Jaamacadda ayada oo qaar ka mid ah ardayda ay halkaasi ku soo bandhigeen suugaan ay ku muujinayeen sida ay ugu faraxsan yihiin guusha Jaamacadooda ay gaartay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maamulaha Guud ee Jaamacadda Somaville Dr Cabdisamad Sheekh ayaa balanqaaday in dadaalka ay guushaan ku gaareen ay sii laba jibaari doonaan.

Dr Cabdinuur Sheekh Axmed Guddoomiyaha Guud ee Jaamacadda Soma-ville oo soo xeray munaasabadda ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay guusha Jaamacadda,farxadana uu la qeybsanayo ardayda.

Jaamacadda Somaville ayaa ka mid ah Jaamacadaha ku yaala gudaha magaaladda Muqdisho oo ay wax ka dhigtaan in badan oo ka mid ah ardayda wax ka barata gobolka Banaadir, kuwaas oo arday badan ay ka aflaxeen.

Previous Post

Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo shirka wada-tashiga ku soo gabo gabeysay Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Agaasimaha Telefishinka Qaranka oo xaalad caafimaad loogu qaaday Dalka Turkiga “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha Telefishinka Qaranka oo xaalad caafimaad loogu qaaday Dalka Turkiga “SAWIRRO”

Agaasimaha Telefishinka Qaranka oo xaalad caafimaad loogu qaaday Dalka Turkiga "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In