Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maareeyaha Hey’adda Aqoonsiga oo kulan la yeeshay Guddiga Rugta Ganacsiga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Maareeyaha Hey’adda Aqoonsiga oo kulan la yeeshay Guddiga Rugta Ganacsiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka mudane Cabdiweli Timacadde ayaa Xarunta hay’adda waxaa uu kulan gaar ah kula qaatay Guddiga Rugta ganacsiga Soomaaliya.

Maareeyaha ayaa kulankaan kula wadaagay Guddiga rugta ganacsiga Nidaamka Bixinta kaarka aqoonsiga dadweynaha kaasi oo dhawaan si rasmi loo bilaabi doono diwaan galinta Muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo dadka sida sharciga ah ku jooga dalkeenna.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka mudane Cabdiweli  Timacadde ayaa tilmaamay in Hay’adda NIRA ay hirgalinayso nidaam loo dhan yahay si fududna lagu wada heli karo. Isaga oo xusay  in Kaarka Aqoonsigu uu wax wayn ka tari doono horumarinta dhaqalaha dalkeena.

Guddoomiyaha Rugta Gancsiga Soomaaliya   Mudane Maxamuud Cabdikariim Gabayre ayaa tilmaamay inay aad ugu taamayeen nidaamka Aqoonsiga ee Hay’adda Diiwaangalinta dadweynaha. Wuxuuna sheegay in  Ganacsatada Soomaaliyeed baahi wayn ay u qabaan helitaanka Kaarka Aqoonsiga dadweynaha si nidaam sharci ah dunida ugula macaamilaan Ganacsigooda.

Kulanka markii uu soo dhammaaday kadib dhammaan xubnaha Rugta Ganacsiga ayaa si rasmi ah loo diiwaangaliyay si ay u helaan Kaarka aqoonsiga Qaranka.

Previous Post

Cabdiraxmaan Xasan Jimcaale oo loo magacaabay Maareeyaha Sanduuqa Nabadda

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo u amba baxay dalka Mareykanka

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo u amba baxay dalka Mareykanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo u amba baxay dalka Mareykanka

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In