Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Machadka Express, Jaamacadaha Makerere, Kenyata iyo SIU oo tartan aqooneed soo xiray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Machadka Express, Jaamacadaha Makerere, Kenyata iyo SIU oo tartan aqooneed soo xiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasbaadaan lagu soo gaba gabeynayey tartan cilmiyeed lagu weyneynayay bisha barakeysan ee Ramadaan ayna iska kaashanayeen Jaamacadda SIU, oo bah wadaag la ah Jaamacadaha Makarere iyo Kenyata University oo dalalka Uganda iyo Kenya, iyo Machadka Luuqadaha Express ayaa loo qabtay ardayda dhigata machadkaasi, ayado ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin iyo marti sharaf oo munaasabadda lagu casuumay .

Xafladda intii ay socotay ayaa ardayda waxaa su’aalo lagu tijabinayay aqoontooda waxbarasho weydinayay macalimiinta kasocday Jaamacadaha aan ko ku soo xusnay, iyadoo ay ardayda ka jawabayeen su’aalihii la waydiiyay.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Macalim Cabdulqadir Xaashi oo ah Maamulaha Machadka Express oo ka hadlay munasabada ayaa tilmaamay in tartankan uu ahmiyad gaar ah u leeyahay ardayda dhigatay Machadka, isla markaana ay wax badan ka faa’iideen.

“Sida caadada ah Machadka Express sanadkasta waxa uu qabtaa marka la gaaro bisha Barakeysan ee Ramadaan tartan loogu magac daray  Tartanka bisha Ramadaan oo macnihiisu yahay in ardayda ay ku soo bandhigaan waxa ay soo barteen,  ayna kala faa’iideystaan, sidookale waxaa ka mida isbarasho ardayda Machadka Express” ayuu yiri Cabdiqaadir Xaashi.

Saraakiil ka socotay Jaamacadaha Makeree iyo kenyta oo hadalo ka soo jeediyay munaasabada ayaa waxay sheegeen sida ay ula dhacsanyihiin horumarka macahadka Express oo ka sameenyo dhinica barashada luuqadda Englishka.

Cabdulaahi Goomeey oo ku hadlayay Magaca Jamacadda SIU ayaa ardayda tartaka ku guuleysatay ugu hambalyeeyay guusha ay gaareen, isagoo kula dar daarmay in ay sare u qaadaan xirfadooda aqooneed.

“Runtii aad baan ugu faraxsanahay madaama Kooxda aan tageerayay laga badiyay,  macnaheedu waxa weeye dhibcaha kala hooseya moral ayaa laga helayaa, Laakiin niyad jab ma lahan aad baan uga mahadcelinayaa, waan hambalyeynayaa ardayda iyo maamulka Machadka Express sida wanaagsan ee isdhaxgalka ardayd ugu sameeyeen, markale haddii aan nahay bahda Jaamacadda SIU hambalyo ayaan leenahay” ayuu yiri Cabdullaahi Goomeey.

Intii ay socotay munaasabda ayaa waxaa abaal marino iyo koobab la guddoonsiiyay ardaydii ku guleeysaty tartanka iyo kuwii kale ee galay kaalimaha koowaad, labaad iyo saddexaad.

vlcsnap-2015-07-15-17h22m27s194 vlcsnap-2015-07-15-17h25m41s91 vlcsnap-2015-07-15-17h28m21s157 vlcsnap-2015-07-15-17h29m03s66 vlcsnap-2015-07-15-17h30m18s43 vlcsnap-165520 vlcsnap-165717 vlcsnap-165841 vlcsnap-165949 vlcsnap-166307 vlcsnap-166605 vlcsnap-167287 vlcsnap-167535 vlcsnap-167909 vlcsnap-168109 vlcsnap-168716 vlcsnap-168879 vlcsnap-169210 vlcsnap-169558 vlcsnap-170090 vlcsnap-170200 vlcsnap-170402 vlcsnap-170670 vlcsnap-170878 vlcsnap-171385 vlcsnap-171699 vlcsnap-171862 vlcsnap-171957

 

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Taliska booliska oo ka digay in qashinka la soo dhoobo hareeraha waddooyinka

Next Post
Taliska booliska oo ka digay in qashinka la soo dhoobo hareeraha waddooyinka

Taliska booliska oo ka digay in qashinka la soo dhoobo hareeraha waddooyinka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In