Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madasha horumairnta Haweenka iyo doorka Nabbada ee IGAD oo ka furmay Nairobi

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Madasha horumairnta Haweenka iyo doorka Nabbada ee IGAD oo ka furmay Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madasha oo muhiimad wayn u leh dowladaha geeska Afrika ayaa waxaa ka qeyb-galay xubno ka socday dowladaha urur gobaleedka IGAD, Ururada bulshada rayidka, madaxa Urur gobaleedka IGAD, masuuโ€™iilayiin ka socday Xafiiska Haweenka QMย  iyoย  Ergayga xafiiska Haweenka QM ee Geeska Afrika.

Kulankan oo socon doono muddo labo cisho ah ayaa waxaa looga hadlayaa qodobbo dhowr ah oo ay kamidyahiin qorshe howleedka Qaran ee dowladaha, doorka haweenka ee Nabadda iyo Amniga, saameynta isbadalka cimilada oo ah mushkilad wayn oo hayso dunida oo lala tacaalayo sidii wax looga qaban lahaa, adkeysiga haweenka iyo hoggaaminta.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Dowladdaha xubna ka ah urur gobaleedka IGAD ayaa soo bandhigayo waxyaabaha ay ka qabteen qorshe howleedka Qaran ee (National Action Plan), guulaha ay gaareen, caqanbadaha jira iyo heerarka ay marayaan halbeegyada afarta ah ee xoogga saarayso tiirarka kala duwan.

Madaxa Haweenka iyo Horumarinta ee (Heed of Gender IGAD) Amina Farax oo daah-furtay madasha ayaa hoosta ka xariiqday wadashaqeynta ballaaran ee ka dhaxeyso dowladaha iyo IGAD, muhiimada madasha labada cisho diirada lagu saarayo oo ay ugu horeyso qorshe howleedka iyo halbeedyada kala duwan.

Idil Cabsiye oo ah khabiir Siyaasadda ee gobalka u qaabilsan UN-Womenย  ayaa sheegtay mushkiladaha jira oo ay ugu hooreyso Isbadalka Cimalada, hababka Amniga iyo nabadd dhiska iyo xalala sida loo gaari karo.

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xaquuqul Insaanka Marwo Sacdiyo Maxamed Nuurย  ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay soo bandhigayso waxyaabaha ugu qabsoomay qorshe howleedka oo ay dowladda Soomaaliya ay daaadajisay isla markaana guula waa wayn ay ka gaartay.

Ugu dambayn madasha ayaa waxaa lagu fallanqeyn doonna qodobbada kor ku xusna, waxaana laga soo saari doonaa tiirar saldhig u ah geeddia horumairnta haweenka, Nabadd iyo Amniga, Isbadalka Cimiladda iyo xalalka horumarka waara.

 

Previous Post

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐—๐…๐’ ๐š๐ก๐ง๐š ๐†๐ฎ๐d๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐–๐š๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‘๐‚๐Ÿ•๐ŸŽ ayaa ๐Œ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐ƒ๐จ๐ก๐š ๐Š๐š ๐…๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‘๐‚๐Ÿ•๐Ÿ.

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Furay Shirka 7-aad ee Madasha Dhaqaalaha Qaranka

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Furay Shirka 7-aad ee Madasha Dhaqaalaha Qaranka

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Furay Shirka 7-aad ee Madasha Dhaqaalaha Qaranka

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Tรผrkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hayโ€™adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hayโ€™adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hayโ€™adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In