Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madax ka socoto Dowladda Hose oo gareeyn Dalka Sweden 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Madax ka socoto Dowladda Hose oo gareeyn Dalka Sweden 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda Dowladda Hoose ee Xamar oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey’adaha Caalamiga Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Xasan Maxamed, ayaa gaaray dalka Sweden, gaar ahaan Magaalada Bollnäs, iyaga oo kulan gaar ah la qaatay duqa magaalada Bollnäs Mudane Cabdullaahi Cadaan iyo Ku-xigeenkiisa.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin, iskaashiga labada magaalo ee Muqdisho iyo Bollnäs ee dhinacyada Qorsheynta magaalada, helida Muqdisho Cagaaran, si loogu hortago waxyeelada Wasaqowga hawada iyo Isbedelka cimilada, Maareynta qashinka iyo tababarida xoogsatada kalluumeysiga, si loogu faa’iideysto kheyraadka iyo wax soo saarka dalka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Muqdisho ayaa sanadba sanadka ka dambeeyo aheyd mid soo korayso,Hormaro lataaban karane ku tillaabsatay,Waxaa Magaalada ay noqoto magaalo lamid ah maagaalooyinka Caalamka.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norwey uga war bixiyay hormarada ka jira dalka

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha oo furay Shirka Ansixinta Qorshaha 5ta sano ee soo socoto Hay’adda Socdaalka 

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha oo furay Shirka Ansixinta Qorshaha 5ta sano ee soo socoto Hay’adda Socdaalka 

Wasiirka arrimaha gudaha oo furay Shirka Ansixinta Qorshaha 5ta sano ee soo socoto Hay'adda Socdaalka 

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In