Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madax ka tirsan Galmudug oo qaabilay wafdi ka socday hay’adaha QM

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Madax ka tirsan Galmudug oo qaabilay wafdi ka socday hay’adaha QM
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka oo ka qabsoomay Xarunta Maamulka Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa waxaa yeeshay Saraakiil ka socatay Hay’addaha Qaramada Midoobay iyo Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo isugu jiray Heer Wasiir Heer Gobal iyo Heer Dagmo

Kulankaan oo uu shir gudoominayay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye oo ay wehliyeen Guddomiyaha Gobalka Mudug Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdille Gudoomiye Ku-Xigeenka Gobalka ee Arimaha Samafalka iyo Mashaariicda Dr Badal Sheekh Liibaan Maxamed Maayar Ku-Xigeenka Dagmada Galkacyo Maxamed Cabdi Cilmi Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gargaarka Galmudug Maxamed Cabdullaahi Cali ayaa labada dhinac ku yeesheen Xog is wareysi ku aadan hanaan socodka Arimaha Samafalka iyo Gargaarka iyo Caqabadaha Jira iyagoo ku dheeraaday sida loo sii dardar galin karo arimaha Samafalka iyo Xoojinta la dagaallanka Musuq Maasuqa

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kulanka ayaa waxaa ka soo baxay qodobo labada dhinac ay u wada garteen in si wanaagsan loo gaarsiin karo Gargaarka iyo Samafalka heerka loogu tala galay

Ugu danbeyna Madaxda Dowlad Gobaleedka ee Shirka garwadeenka ka ahaa ayaa uga Mahadceliyay Hay’addaha Qaramada Midoobay sida ay mar kasta u garab taagan yihiin Bulshada qaba baahiyaha Gaarka ah

Previous Post

Shirweynaha Madasha Magan oo ka fumay Muqdisho  

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo guddoomiyay kulanka xasilinta deegaannada Hirshabeelle

Next Post
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo guddoomiyay kulanka xasilinta deegaannada Hirshabeelle

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo guddoomiyay kulanka xasilinta deegaannada Hirshabeelle

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In