Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxa QM ee Soomaaliya oo si kulul u cambaareeyay dilka sarkaal amaanka qaabilsan oo ka tirsanaa oo lagu dilay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Madaxa QM ee Soomaaliya oo si kulul u cambaareeyay dilka sarkaal amaanka qaabilsan oo ka tirsanaa oo lagu dilay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii-hayaha Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga, ayaa sida ugu kulul ee suurtagal ah u cambaareeyay dilka loo geystay kaaliye amni Maxamed Cabdi Khayre isagoo kasii baxayay masjid ku yaal magaalada Gaalkacyo fiidnimadii shalay.

Ma jiro ilaa iyo hadda shakhsi ama koox sheegatay mas’uuliyadda dilka Md. Khayre, oo loola cararay isbitaal laakiin markii dambe u geeryooday dhaawacyadii soo gaaray.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaan ka baroor-diiqaynaa geerida Md. Khayre, oo si heer sare ah oo hawlkarnimo leh uga shaqaynayay Waaxda Badbaadada  iyo Amniga ee QM xilligiisii shaqo ee hay’adda,” ayuu yiri Md. Zenenga. “Waxaan ku boorinaynaa laamaha amniga inay dadaal kasta ku bixiyaan inay gacanta kusoo dhigaan raggii hubaysnaa ee mas’uulka ka ahaa dilka foosha xun ee loo geystay saaxiib geesi ahaa oo naftiisa xaalad adag u geliyay si ay u badbaadaan shaqaalaha QM ee saldhigoodu yahay magaalada Gaalkacyo. Dhamaan bahda QM ee ka hawlgasha Soomaaliya waxay tacsi kal iyo lab ah u dirayaan qoyska iyo saaxiibada Md. Khayre.”

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Kulan La Qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar “SAWIRRO”

Next Post

Tartamayaasha Dhahar oo caawa kaalinta saddexaad ku guuleysatay

Next Post
Tartamayaasha Dhahar oo caawa kaalinta saddexaad ku guuleysatay

Tartamayaasha Dhahar oo caawa kaalinta saddexaad ku guuleysatay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In