Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada oo maanta ka qaybgalay Isxilqaanka lagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada oo maanta ka qaybgalay Isxilqaanka lagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb qaatay Barnaamijka Isxilqaan oo dib loogu dhisayo Golaha Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka oo ku burburay dagaaladii dalka ka dhacay.

Related posts

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026

Shaqaallaha Wasaaradda oo ay horkacayaan  Wasiirka iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda Waxbarashada  ayaa iyaggoo wata agabka Wax lagu dhiso waxay kaalin weyn ka qaateen maanta dhismaha ka socda Xarunta Golaha Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka.

Qaar kamid ah Shaqaallaha Wasaaradda oo Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa sheegay in usoo diyaar garoobeen Barnaamijka Isxilqaan, iyaggoo xusay in heegan ay u yihiin Ololaha dib loogu dhisayo goobaha danta guud ah.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/laahi Goodax Barre ayaa tilmaamay in Shaqaalaha iyo Madaxda Wasaaradda ay mar kasta diyaar u yihiin inay ka qayb qaataan dib u dhiska dalkaan.

Previous Post

Al-shabaab oo Jilib ku dilay xubno ka tirsan Argagaxisada oo Ajnabi ahaa

Next Post

Duqa Muqdisho oo la kulmay Masuuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Jabuuti

Next Post
Duqa Muqdisho oo la kulmay Masuuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Jabuuti

Duqa Muqdisho oo la kulmay Masuuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Jabuuti

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In