Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda iyo Ururka Dhalinyarada Gobalka Banaadir oo maanta ka qayb qaatay Ololaha Isxilqaan

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Madaxda iyo Ururka Dhalinyarada Gobalka Banaadir oo maanta ka qayb qaatay Ololaha Isxilqaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ololaha Isxilqaan oo uu horey u iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda FS ayaa ah mid looga go’leeyahay in ummudda Soomaaliyeed ay gacmahooda ku dhistaan dalkooda oo kasoo kabanaayo marxalad bur-bur ah islamarkaana aan lagu tashanin gacan shisheeye.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxda Gobolka Banaadir iyo ururka dhallinyarada Gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah barnaamijka Isxilqaan ka fuliyay  xarunta Tiyaatarka Qaranka oo kamid ah xasuusihii Astaamaha Qaranka waxaana masuuliyiintan iyo dhallinyarada ay si Isxilqaan ah ku nadiifiyeen xarunta Tiyaartarka si loo so celiyo bilicdii iyo heybadii ay xaruntani laheyd birisamaadkii.

Xoghaayaha maamulka Gobolka Banaadir Cumar Cabdirisaaq Xuseen ayaa sheegay in maamulka Gobolka uu taageerayo qorshahan lagu horumarinayo dalka.

Guddoomiye kuxigeenka arimaha bulshada maamulka gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti ayaa howshaan Isxilqaan ku tilmaantay talaabadii ugu wanaagsaneed ee dalka dib loogu dhisayo.

Guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa dhankiisa sheegay in barnaamijka isxilqaan uu yahay fursad hortaala ummudda Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiir ku xigeenka Amniga oo ka qeyb galay Shir looga hadlayey Bur-burinta Miinooyinka iyo Walxaha Qarxa+Sawirro

Next Post

Somalia kicks off consultation process for ICT regulations

Next Post
Somalia kicks off consultation process for ICT regulations

Somalia kicks off consultation process for ICT regulations

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In