Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Indonesia oo kulan qado ah u sameeyay ganacsatada Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Indonesia oo kulan qado ah u sameeyay ganacsatada Soomaaliyeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan qado sharafeed ah oo ay isugu yidimaadeen Diblomansiyinta Safaaradda Soomaaliya ee Indonesia oo uu hogaaminayo Mudane Axmed Maxamud Maxamed (Axmed Xiish) siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Ganacsatada ku dhaqan Indonesia ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka ganacsatada iyo safaaradda.

Kulanka waxaa kale oo diiradda lagu saaray  sidii wada shaqayn iyo iskaashi u yeelan lahayeen diblomaasiyiinta safaaradda Soomaaliya ee Indonesia iyo ganacsatada, isla markaana si wada jir ah looga wada shaqayn lahaa horumarka Ganacsatada iyo xalinta caqabadaha haysta ganacsatada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Qaar ka mid ah ganacsatada madasha ka qeybgashay ayaa madaxda Safaaradda ka codsaday in loo fududeeyo adeegyada ay safaaradda uga baahanyihiin, dhankooduna ay diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan Madaxda Safaaaradda Soomaaliya ee dalka Indonesia.

Previous Post

Odoyaasha dhaqanka ee Cadaado oo xoolo loogu talagalay ciidanka ku wareejiyay maamulka Dhuusamareeb

Next Post

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In