Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Sare Ee Wasaaradda Qorsheynta oo wadatishi kala yeeshay geedi socodka Qorshaha Sagaalaad ee Horumatrinta Qaranka qaar kamida Wasaaraddaha XFS.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Madaxda Sare Ee Wasaaradda Qorsheynta oo wadatishi kala yeeshay geedi socodka Qorshaha Sagaalaad ee Horumatrinta Qaranka qaar kamida Wasaaraddaha XFS.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxda Sare Wasaaradda Qorsheynta ayaa maanta la yeelatay geedi socodka wadatishiga Qorshaha Sagaalaad ee Horumatrinta Qaranka Wasaaraddaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee kala Waxbarashada, Gar-gaarka, maamreynta Masiibooyinka iyo Howlaha Guuud.

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay ahmiyadda Saddex ah oo Wasaaraddahaasi muhiimad u leh in shanta sano ee Qorshaha Qaranka ku eg yahay in ay fuliyaan iyo Siyaasada dhaxtaalka ah ee la leh Dalka horusocodka ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasaaradaha Waxbarashada, Howlaha Guud iyo Gar gaarka iyo Maareynta Masiinooyinka ayaa bogaadiyay heerarka uu soo maray Qorshaha Qaranka iyo Ahmiyadda muhiimka ah ee la soo koobay ee la doonayo in la fuliyo.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka qeybteeda nafaqada oo soo gabagabeysay Tababarka tijaabinta Manhajka iyo qalabka Shaqaalaha Caafimaadka Bulshada.

Next Post

Maamulka gobolka Mudug Ee Galmudug oo wada dadaalo lagu joojinayo colaad beeleedyada mararka qaar ka dhaca gobolkaasi.

Next Post
Maamulka gobolka Mudug Ee Galmudug oo wada dadaalo lagu joojinayo colaad beeleedyada mararka qaar ka dhaca gobolkaasi.

Maamulka gobolka Mudug Ee Galmudug oo wada dadaalo lagu joojinayo colaad beeleedyada mararka qaar ka dhaca gobolkaasi.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In