Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta iyo Maaliyadda Oo La Kulmay Ganacsato Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta iyo Maaliyadda Oo La Kulmay Ganacsato Soomaaliyeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siihayaha Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Siihayaha Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala iyo xubno kale ayaa maanta kulan la qaatay ganacsato Soomaaliyeed, gaar ahaan Wakiilo ka kala socday shirkadaha bixiya adeegyada kanaalada Telefishinada, kuwaasi oo ay kala hadleen inay ka qeyb qaataan sare u qaadidda dakhliga.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iyo sare u qaadidda dakhliga gudaha.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Waxa aan maanta shir muhiim ah la yeelanay qaar ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa bixiya adeegyada ‘TV Cable Channels’, waxa aan diiradda saarnay sidii ay uga qeyb qaadan la haayeen sare u qaadidda dakhliga gudaha dalka ka soo xarooda”.ayuu yiri Wasiir Beyle oo kulanka kadib ka hadlay arrintan.

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii looga soo kaban lahaa saameynta dhaqaale ee xanuunka COVID-19 ku reebay dalka.

Previous Post

Suudaan Oo Gacanta Ku Dhigtay 41 Qof Oo Qorsheynayay Inay Fuliyaan Qaraxyo Waa Weyn

Next Post

Madaxweynaha Galmudug Oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Sweden

Next Post
Madaxweynaha Galmudug Oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Sweden

Madaxweynaha Galmudug Oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Sweden

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In