Sunday, November 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxeyne Xasan Sheekh oo booqday Xerada Tababarka ku qaadaan Ciidanka Soomaaliyeed ee dalka Eritrea

Madaxeyne Xasan Sheekh oo booqday Xerada Tababarka ku qaadaan Ciidanka Soomaaliyeed ee dalka Eritrea

Ali Ahmed by Ali Ahmed
2 years ago
in Wararka
0
Madaxeyne Xasan Sheekh oo booqday Xerada Tababarka ku qaadaan Ciidanka Soomaaliyeed ee dalka Eritrea
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, intii uu ku guda jiray booqashadiisa dalka Eritrea, ayaa kormeeray xerada ay ku tababaranayaan Ciidamada Cirka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhageystay saraakiisha iyo taliyeyaasha hoggaaminaya, isagoo ku bogaadiyey horumarka ay ka sameeyeen tababarka.

Madaxweynaha ayaa ciidamada ku boorriyay in ay sii xoojiyaan dadaalkooda, isaga oo xusay in ay door muhiim ah ka qaadan doonaan sugidda amniga iyo difaaca hawada dalka. Sidoo kale, waxuu adkeeyay sida ay dowladdu uga go’an tahay in la xoojiyo awoodda iyo tayada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026
Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

November 8, 2026
Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo deegaano muhiim ah kala wareegay Khawaarijta.

Next Post

Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliyeed

Next Post
Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliyeed

Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliyeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada...

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Militariga Dawladda colombiya ayaa shaaciyey in saddex askari oo kamid ahaa Ciidnkooda la dilay halka ugu yaraan...

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah

November 8, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qabatay tababar dib-u-xoojin aqooneed iyo xirfadeed oo loogu talagalay saraakiisha iyo xubnaha Ciidanka...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

November 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In