Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxtooyada Qaran oo Carruurtii ay dhaleen Wariyaashii geeriyooday u qeybisay lacago Ciidsiin ah “Sawiro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Madaxtooyada Qaran oo Carruurtii ay dhaleen Wariyaashii geeriyooday u qeybisay lacago Ciidsiin ah “Sawiro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kuwani waa Carruurtii ay dhaleen Wariyaashii geeriydooday siyaabo kala duwan laga soo bilaabo sanadku markuu ahaa 2007 illaa horaanta sanadkan 2019.

Waxaa leysugu keenay Beerta Nabadda 82 canug mid kasta oo kamid ahna waxaa uu helay 50 dollar taas oo ka timid Madaxtooyada Soomaaliya looguna talo galay inay ku ciidaan.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

February 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

February 17, 2026

Waxaa isku xilqaamay oo soo aruuriyey carruurtan qeyb kamid ah Wariyaasha oo uu Hogaan u ahaa Cabdullaahi Cismaan Faarax.

Munaasabadda lagu gudood siiyey waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin NOSUJ, Xafiiska Madaxweynaha ee dhanka Warfaafinta iyo Madaxda Warbaahinta gaarka loo leeyahay.

Cabdullaahi Xirsi iyo Xasan Maxamed Maxamuud oo ka socday Warbaahinta gaarka loo leeyahay ayaa sheegay in loo baahan yahay in leyska wareysto siddii carruurtan agoonta ah Waxbarashadooda looga warqabi lahaa.

Cabdirisaaq Jaamac Cilmi “Black” oo ka socday Xafiiska Madaxweynaha ee dhanka Warfaafinta ayaa tilmaamay in Madaxtooyadu diyaar u tahay garab siinta wax kasta oo agoonta wax loogu qabanayo.

“Waxaan diyaar u nahay in aan mar kasta garab ka geysano wax kasta oo carruurtan agoonta ah wax loogu qabanayo dhankasta ha’ahaatee runtii carruuntan ay ka tageen saaxiibadeen waxaa naga saaraan waajibaad gaar ah”

Xogayaha NOSUJ Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa dhankiisa tilmaamay inay ku dadaalayaan sidii Carruurtu u heli lahaayeen Waxbarasho lacag la’aan ah iyaga oo arrinkaas kala faarinsan doona Schooladda iyo Jaamacadaha dalka.

Sanadkii hore ayaa sidan oo kale carruurtan loo qeybiyey lacago loogu talo galay inay ku Ciidaan taas oo Madaxtooyada Qaranku ka saaciday, inkastoo tiradda carruurtu markaas ahaayeen ka kordheen waxaana hadda laga xusi karaa oo ku soo darsamay 9 carruur ah oo aan qaarin oo uu dhalay Allah u naxariisto Cabdirisaaq Aadan Qoslaaye.

Previous Post

War murtiyeed::Kulanka 14-aad ee Shirweynaha Ururka Iskaashiga Islaamka.

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo u Duulay Dalka Qatar

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo u Duulay Dalka Qatar

Ra’iisul Wasaare Khayre oo u Duulay Dalka Qatar

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

February 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Ummadda Islaamka bilashada bisha barakeysan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

February 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay curashada bisha Barakaysan ee Ramadaan, ayaa ugu...

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

February 17, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada (Social Protection...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

February 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah maanta ku maamuusay xubnaha Madasha Mustaqbalka ee ajiibay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In