Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxtooyada Qaranka oo faahfaahin ka bixisay iskudaygii Ciidanka Itoobiya ee ka dhanka ah Wafdiga Madaxweynaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxtooyada Qaranka oo faahfaahin ka bixisay iskudaygii Ciidanka Itoobiya ee ka dhanka ah Wafdiga Madaxweynaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxtooyada Qaranka ayaa faah faahin ka bixisay iskudaygii Ciidanka Ethiopia ay Madaxweynaha iyo wafdigiisa uga hor istaageen inuu galo xarunta Shirka Midowga Afrika.

Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Madaxtooyada Qaranka Cabdiqaadir Cali Dige ayaa sheegay in Madaxweynuhu uu khudbad ka dhan ah Itoobiya ka jeediyey shir Madaxeedka Midowga Afrika, kaasi oo uu Madaxweynuhu si cad ku sheegay damaca gurracan Itoobiya ay ku dooneyso Baddeena iyo Ficilada foosha xun ee ay Itoobiya ku dooneysay inay ku carqaladeyso wafdiga Madaxweynaha.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026

“Madaxweynaha JFS ayaa khudbad uu ka jeediyay fadhiga loo dhanyahay ee Midowga Afrika waxa uu ka sheegay in xadgudubka ka dhanka ah Madax banaanida iyo midnimada Soomaaliya ay ka dhalaneyso cawaaqib xumo saameysa xasiloonida iyo horumarka geeska Afrika, wuxuuna ugu baaqay hoggaanka Itoobiya inay ka waantoobaan damaca indho la’aanta ah ee aan u adeegeyn mustaqbalka labada shacab”.

Mudane Cabdiqaadir ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay si cad u qeexday inayssn waxba ka jirin marmarsiyaha Itoobiya ee la xiriirta doonistooda badda Soomaaliya, iyadoo Madaxweynuhu xusay in Ururrada heer Gobal iyo heer Qaaradeedba ay wada qireen xadgudubka Itoobiya iyo sida is afgaradkaasi uu u baalmarsanyahay sharuudda iyo xeerarka Caalamiga ah.

Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Previous Post

Wasiir Balcad “Itoobiyaanku waxay isku dayeen inay Madaxweynaha ka joojiyaan shirkii uu saakay ka qeybgalayey”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo madaxda Midowaga Afrika ugu baaqay in meel looga soo wada jeeysto damaca gurracan ee Itoobiya

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo madaxda Midowaga Afrika ugu baaqay in meel looga soo wada jeeysto damaca gurracan ee Itoobiya

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo madaxda Midowaga Afrika ugu baaqay in meel looga soo wada jeeysto damaca gurracan ee Itoobiya

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

February 21, 2026
0

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In