Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwaynaha Galmudug oo ku soo laabtay Cadaado “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxwaynaha Galmudug oo ku soo laabtay Cadaado “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cakariin Xuseen Guuleed oo socdaal shaqo ku tegay deegaanka Galinsoor ee gobolka Galgaduud ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug.

Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay socaalkii uu ku tegay deegaanka gelin soor iyo sida loogu soo dhaweeyay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Waxaan ka soo samaynay maamul KMG oo u gogol xaara dib u heshiisiinta soo socota iyo gogosha la dhigi doono magaalada Galinsoor oo dadkii wada dhashay ee magaalada wada daganaa dib la isugu soo celin doono, culumaa’udiinka wadahadal aad u dheer ayaan la yeelanay, si aad u qurux badan ayaan isugu fahanay dhamaan wixii aan ka wada hadalnay” ayuu yiri Mudane Cabdikariin oo hadalkiisa ku daray. “Waxaan ugu dambayntii soo booqanay saldhigii gaaska Dhaanka Roone oo aan rabo inay ka mid noqoto meelaha la dajindoono ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada Galmudug, waxaan soo indho-indhaynay qaybaha ay ka koobnayd xeradu, waxaana rajaynaynaa mar aan fogan in dayactir lagu bilaabo si ay u noqoto xero tababar”.

Waa markii labaad oo wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha Galmudug ay hawlo shaqo ku tagaan deegaanka Galinsoor, waxaana hadda Galinsoor ka shaqo bilaabaya maamulkan cusub ee la sameeyay.

3669 3670 3677 3681 3688 3692 3697 3701 3702 3704 3711 3712

Sawir Qaade:- Maxamuud Cabdi Diirshe

Previous Post

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo la kulmay gudi amni iyo garsoor qaabilsan

Next Post

Xaflad lagu taageerayay Galmudug oo lagu qabtay Mareykanka “SAWIRRO”

Next Post
Xaflad lagu taageerayay Galmudug oo lagu qabtay Mareykanka “SAWIRRO”

Xaflad lagu taageerayay Galmudug oo lagu qabtay Mareykanka "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In