Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwaynaha Maamulka Puntland oo furay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxwaynaha Maamulka Puntland oo furay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ka furay imtixaanka guud ee shahaadiga ee sanad dugsiyeedka 2014/2015, waxaana uu kaga qeybgalay dugsiga sare ee Boosaaso Puplic Secondry School.

Arday badan oo isugu jira fasalada 4aad ee dugsiga sare iyo kuwo 8aad ee dugsiga dhexe ayaa maanta si rasmi ah ugu fariistay ka qeybgalka imtixaankaan oo ka bilowday dhammaan xarumaha waxbarasho ee deegaannada maamulka Puntland.

Related posts

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026

Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo si rasmi ufuray imtixaanka ayaa sheegay inuu si aad ah ugu faraxsanyahay in xarumaha waxbarasho ee deegaaanada Puntland uu maant ka bilaabayo imtixaanka sanad dugsiyeedka 2014/2015.

”Aad iyo aad waxaa farxad iigu ah in aan idiin imaado, idinkalana qayb qaato maalintaan idinka idinku weyn, taariikhdiinana meel fiican ka galaysa, waxaan idiin sheegaya in Puntland ka go’antahay in mustaqbalkiinu hagaago, in mustaqbalkiinu sida idinka aad la doonaysaan uu noqdo, saa waxaan oo dadaal ah waxaa u soo galayseen in noloshiina qofnimo wax iska badasho’’. ayuu yiri Dr Gaas.

“Waxaan rabaa inaan ku dhawaaqo in Imtixaanki dugsiyada Sare iyo Dhexe ee Fasalada 12aad iyo 8aad ee Gobolada Puntland, maanta uu meel walba oo Puntland ah ka furanyahay imtixaankiina saa ayuu ku furanyahay Guul ayaan idiin rajaynayaa ” ayuu hadalkiisa ku daray.

IMG_3990 IMG_3992 IMG_3996 IMG_3997 IMG_4018 IMG_4034 IMG_4045 IMG_4048 IMG_4055 IMG_4061 IMG_4069 IMG_4091 IMG_4104 IMG_4108

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Xildhibaannada oo loo qeybiyay codsi ka yimid Xukuumadda

Next Post
Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka oo tacsi u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti

Xildhibaannada oo loo qeybiyay codsi ka yimid Xukuumadda

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

October 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay George Conway, Ku-xigeenka...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫

October 4, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta xarig-jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In