Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo soo gebagebeeyay shirka dib u heshiinta Gobollada Dhexe “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo soo gebagebeeyay shirka dib u heshiinta Gobollada Dhexe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhuusamarreeb, April 8, 2015 – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku dhawaaqay in caasimadda Dowladda Gobollada Dhexe ay noqon doonto magaalada Dhuusmamarreeb, shirka lagu unkayo Dowladda Gobollada Mudug iyo Galgduudna uu ka furmi doono magaalada Cadaado 11-ka bishan April.

Madaxweynaha oo hadalkan ka jeediyay magaalada Dhuusamarreeb wuxuu si rasmi ah isla maanta u soo gunaanaday shirkii dib u hesiinta ee bulshada Gobollada Dhexe oo in mudda ahba ka socday xarunta Gobolka Galguduud.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweynuhu wuxuu ku baaqay in dib u heshiinta iyo isqaddarinta beelaha degaanku ay tahay howl u baahan in la joogteeyo oo la sii horumariyo.

Go’aanka uu Madaxweynaha, sacab xoog leh ayay ku soo dhoweeyeen Dadweynaha goobjoogga ka ahaa madasha uu Madaxweynuhu ka jeediyay hadalkan

DHAMMAAD-

 DSC05830 DSC05834 DSC05849_1 DSC05857 DSC05876 DSC05877 DSC05882 DSC05902 DSC05913 DSC05926 DSC05936 DSC05942 DSC05950

Previous Post

DHAGEYSO :Khudbadii madaxweynuhu ka jeediyay Dhuusa mareeb

Next Post

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay tartan xifdinta Qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtay Kuwait

Next Post
Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay tartan xifdinta Qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtay Kuwait

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay tartan xifdinta Qur’aanka Kariimka ah oo lagu qabtay Kuwait

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In