Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo la doortay

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo la doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Cabdi Xakiim Maxamed Axmed ayaa ku dhawaaqay in Saciid Cabdullaahi Deni uu ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha Puntland kadib markii Wareega sedexaad uu helay 35-Cod halka Musharax Asad Cusmaan Cabdullaahi oo la tartamayay uu helay 31-cod.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

21-Musharax ayaa ku tartameysay Doorashada Madaxweynaha, Iyadoo wareegi koowaad ay kusoo baxeen Sedex Musharax oo kala ah Musharax Saciid Cabdullaahi Deni oo helay 20 cod, Musharax Generaal Asad Cismaan Cabdulaahi oo helay 17 cod iyo Musharaxa Faarax Cali Shire oo helay 9 cod.

Wareegi Labaad ee Doorashada waxaa ku haray Musharaxa Faarax Cali Shire halka wareega Sedexaad ay u gudbeen Asad Cabdulaahi oo helay 30-cod iyo Saciid Cabdullaahi Deni oo helay 29 cod.

Amaanka Magaalada garowe iyo Hoolka ay Dooerashada ka dhaceysay ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo 66-Xildhibaanada ay codadkooda dhiibteen.

Sidoo kale waxaa goordhow bilaaban doona Doorashada Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo ay ku tartamayaan 11-Musharax.

Previous Post

Wareega Seddexaad ee Doorashada Puntland oo bilaabatay

Next Post

R/wasaare ku Xigeenka Dalka oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Puntland

Next Post
R/wasaare ku Xigeenka Dalka oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Puntland

R/wasaare ku Xigeenka Dalka oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Puntland

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In