Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya.
Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa halkaas wuxuuย wada hadallo lagu xoojinayo xiriirka labada dal kula yeelanayo Madaxweynaha Eriteriya Mudane Isaias Afwerki, sida ay sheegtay madaxtooyada Soomaaliya.
Goor dhow la soco faah-faahino dheeraad ah.