Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo daahfuray sanad dugsiyeedka Jaamacadda Global “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo daahfuray sanad dugsiyeedka Jaamacadda Global “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta daahfuray Sanad Dugsiyeedka 2015/2016 ee Jaamacadda Global Science University ee magaalada Gaalkacyo.

Kahor inta uusan daahfurin xafladda ayuu kormeeray qeybaha uu ka koobanyahay cisbitaalka GMC ee magaalada Gaalkacyo, waxaana halkaasi uu warbixin kaga dhagaystay maamulka cisbitaalkaasi , isagoo dhammaan booqday bukaanada kujira cisbitaalka Gaalkacyo.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Xafladda Daahfurka Sanad Dugsiyeedka Jaamacadda Global Science University waxaa sidoo kale goob joog ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire, Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Maamulka Puntland, Waxgarad, Aqoonyahan , Ardey iyo masuuliyiin kale.

Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyey madasha ayaa sheegay inuu si aad ah ugu faraxsan yahay ka qeyb-galka munaasibadda, waxaana uu ardeyda u rajeeyey mustaqbal wanaagsan oo ifaya .

“Dalka markii ay dadkiisu waxbartaan ayuu gaaraa horumar, marka waa in aynu ku dadaalno waxbarista dadkeena, qof keli ahna ma qaadi karo mas’uuliyadaas, Jaamacadaheena dalka inaynu tayeynu ayaa laynaga rabaa, oo qofka ka soo baxaya uu noqdo qof leh shahaadada uu wato aqoonteeda , macanaheeduna waxa weeye qofka soo galayana Jaamacadda in uu noqdo qof la hubo waxbarashadiisa”ayuu yiri Madaxweyneha Dowlad goboleedka Puntland.

Madaxa Gaalkacyo Medical Center Dr. Cabdulqaadir Maxamuud Dhagacadde ayaa Dr Cabdweli Gaas gudoonsiiyey shahaado sharaf uu ku mutaystay dadaalka uu ugu jiro sare uqaadista waxbarashada.

IMG_4499 IMG_4500 IMG_4502 IMG_4511 IMG_4514 IMG_4570 IMG_4582 IMG_4583 IMG_4585 IMG_4587 IMG_4588 IMG_4611 IMG_4628 IMG_4634 IMG_4642 IMG_4649 IMG_4660 IMG_4693 IMG_4697 IMG_4702 IMG_4705 IMG_4706 IMG_4712 IMG_4715 IMG_4721 IMG_4724 IMG_4727 IMG_4733 IMG_4735 IMG_4738 IMG_4745 IMG_4748 IMG_4751 IMG_4756 IMG_4763 IMG_4764 IMG_4783 IMG_4786 IMG_4794 IMG_4805 IMG_4824 IMG_4826 IMG_4837 IMG_4853 IMG_4863 IMG_4871 IMG_4897 IMG_4900 IMG_4902 IMG_4905 IMG_4920

Previous Post

Ku-simaha Madaxweynaha oo qaabilay safiirka Dowladda Britain ee Soomaaliya

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga oo maanta la kulmay shacabka Ceelbuur “SAWIRRO”

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga oo maanta la kulmay shacabka Ceelbuur “SAWIRRO”

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga oo maanta la kulmay shacabka Ceelbuur “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In