Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo furay shir wada tashi ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo furay shir wada tashi ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka furey shir wadatashi ah oo looga hadlayo aayaha Puntland ayna ka qeybgaleen waxgarad kala duwan, kaasi oo socon doono 25-29-ka bishan.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb-galay Ergooyin badan oo isugu jira rag iyo dumar laga soo kala xulay deegaannada maamulka Puntland , waxaana sidoo kale goob joog ahaa Madasha shirka Wasiiro, Xildhibaanno, Waxgarad iyo masuuliyiin kale duwan oo maamulkaasi ka mid ah.

Related posts

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026

Ujeedda guud ee shirka ayaa ah in la adkeeyo wada jirka Bulshada ku nool deegaannada Maamulka Puntland, lana taban-taabiyo Nabadda, kalsooniada iyo is aaminaada bulshada , lana xaqiijiyo midnimada Ummadda iyada oo la marayo hirgelinta nidaamka xisbiyada badan .

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad ka jeediyey shirka ayaa ergooyinka ka qeyb-galaya uga mahadceliyey ka qeyb-galka shirka, isagoo ku bogaadiyey in ay soo saaraan qodobo wax ku ool ah .

“Puntland si ay ula jaanqaado horumarka dhaqaale, amni iyo bulsho ee caalamku higsanayo maanta , waa in isbedel dhab ah ku sameysaa haykalkeeda Maamul ah iyo kuwa gaar ka ah , waana in la helaa amni iyo Nabadgelyo taaba-gal ah” ayuu yiri Dr Gaas.

IMG_1342 IMG_1347 IMG_1351 IMG_1364 IMG_1367 IMG_1369 IMG_1374 IMG_1376 IMG_1377 IMG_1378 IMG_1383 IMG_1385 IMG_1387 IMG_1389 IMG_1392 IMG_1395 IMG_1396 IMG_1399 IMG_1407 IMG_1417 IMG_1425 IMG_1443 IMG_1454 IMG_1488 IMG_1490 IMG_1496 IMG_1500 IMG_1503 IMG_1515 IMG_1522 IMG_1523 IMG_1577 IMG_1606 IMG_1614

Previous Post

SIMAD: Dhismaha kulliyadda Injineeriyada oo xarigga laga jaray-SAWIRRO

Next Post

Shaqsiyaad bulshada u dhaq dhaqaaqa oo la abaar mariyay

Next Post
Xoojinta amniga degmada Xamarweyne oo laga shiray “SAWIRRO”

Shaqsiyaad bulshada u dhaq dhaqaaqa oo la abaar mariyay

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In