Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Gaalkacyo+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Gaalkacyo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo  ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray  Magaalada Gaalkacyo  ee xarunta gobolka Mudug iyagoo soo maray deegaanada Galinsoor, Bandiiradleey iyo sadax hoglo halkaas oo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen Bulshada ku nool.

Madaxweyne Qoor Qoor iyo wafdigiisa ayaa soo dhaweyn balaaran loogu sameeyay  garoonka ku badda cagta ee  Cabdullaahi ciise oo ay soo buux dhaafiyeen boqolaal dadweynaha oo isagu jira Haween. Dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka yimid Magaalada Cadaado halkaasi ee uu sameeyn ku yeeshay cudurlka safmarka ah ee Covid-19 oo la sheegay inay u geeriyoodeen dad badan waxaa sidoo kale oo xariga ka jaray xarunta karantiilka dadka uu soo rito cudurka Karoona.

Ugu dambeyntii waa safarkii ugu horeeyay uu Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo safar ku tago Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug tan iyo markii loo doortay Madaxqweynaha maamuli doona afarta sano ee soo socoto Dowlad goboleedka Galmudug.

Tags: Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Gaalkacyo+Sawirro
Previous Post

Danjirihii Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo salaada janaasadda lagula dukaday Muqdisho+Sawirro

Next Post

Generaal Odawaa” Ciidanka Xoogga dalka wax lug ah kuma lahan dhacdadii Gololeey,”

Next Post
Generaal Odawaa” Ciidanka Xoogga dalka wax lug ah kuma lahan dhacdadii Gololeey,”

Generaal Odawaa” Ciidanka Xoogga dalka wax lug ah kuma lahan dhacdadii Gololeey,”

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In