Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xaalada Guri-Cel

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddiga daadejinta adeegyada Dowladaha Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo shir-jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay Xaaladda Galmudug

Madaxweenaha ayaa ugu horeen shacabweenaha Galmudug uga tacsiyeyay dhiibaatadii Ka dhacday degmada Guri-Cel.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Waxaan si gaara ugu tacsiyeyaynaya shacabka degmada Guri-Cel oo ay Ku soo duuleen kooxda Ahlu Sunna meeshaas intii ku dhimatay Allah unaxariisto inta dhaawacaana Allah u booga dhayo inagoo aad iyo aad uga xun arintaas uga tiiraayeesan shacabkeeni degmada Guri-Cel dagaalka abaabulan ee lagu soo qaaday guryahoodiina looga dhigtay dhufeesyada iyo xeryaha ciidamada lagana barakaciyay shacabkii deganaa”

Madaxweenaha ayaa soo saaray guddi Ka kooban golle Wasiiro iyo maamulka degmada Guri-Cel kuwaas oo loo xilsaaray in ay gar gaar iyo mucaawino wixii ay Dowlad Goboleedka Galmudug awoodo lagaaraan dadka soo barakacay ee maatida ah ee Ku dhibaateesan geedaha hoostooda.

Madaxweenaha ayaa ugu danbeen ugu baaqday dadka reer Galmudug Dal iyo dibadba in ay taageeraan shacabka dhibaateesan ee la soo barakiciyay.

Previous Post

WASIIRU-DOWLAHA MADAXTOOYADA DGKGS OO FUREY SHIRKA WADATASHIGA AGAASIMAYAASHA GUUD EE AAS-AASIDA MADASHA HANAANKA ADEEG BIXINTA IYO SIYAASADA MAAMUL BAAHINTA

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In