Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug Oo Kulan La Qaatay Xildhibaannada Laga Soo Doorto Galmudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Akhriso: Nuxurka Khudbadaha Ay Madaxda Maamul Goboleedyada Ka Jeediyeen Shirka Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hoyga uu ka degganyahay magaalada Muqdisho ku casuumay xubnaha labada Gole ee Barlamaanka Federaalka ee laga soo doorto Galmudug

Kulanka waxaa ka soo qaybgalay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Senator Abshir Maxamed Axmed Bukhaari, Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo dhammaan Xildhibaannada Galmudug laga soo doorto.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweynaha Galmudug ayaa ugu horayn u mahadceliyay dhammaan intii ka soo qayb gashay kulanka, wuxuuna si kooban uga warbixiyay Galmudugta cusub, waxyaabihii u qabsoomay iyo qorsheyaasha mustaqbalka dhaw uga deggan arrimaha horumarinta dhaqaalaha, amniga iyo dib-u-heshiisiinta.

Guddoonka iyo xubnaha labada Aqal ee ka qayb galay casuumaadda ayaa ugu dambeyntii ka mahadceliyay casho sharafta Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye u sameeyay, waxayna boggaadiyeen dadaalada Horumarineed ee ka socda Galmudug.

Previous Post

Howlgallo Qorsheysan Oo Lagu Dilay Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Laga Fuliyay Deegaanka Toorotoorow

Next Post

Shaqaalaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Oo Ka Qayb Qaatay Ololaha Isxilqaan

Next Post
Shaqaalaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Oo Ka Qayb Qaatay Ololaha Isxilqaan

Shaqaalaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Oo Ka Qayb Qaatay Ololaha Isxilqaan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In