Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ahmed Cabdi kaariye Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo garay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Waxaana ku soo dhaweeyay Xildhibaano iyo Wasiiro katirsan Maamulka Galmudug, maamulka degmada Cadaado, Odoyaasha dhaqanka Iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Cadaado.

Safarka Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa ku wehliyo, Wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Wayeel, u jeedka   safarka ayaa ah, dhismaha golaha degaanka ee Degmada Cadaado si magaalada u yelada maamul degmo madaama uu waqtigu ka dhamaday mamulka Degmada ee hadda shaqeeya.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Guddoomiyaha degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxman ”Tootole” ayaa ugu horreyn soo dhaweyay wafdiga Madaxweynaha.

Wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi wayeel ayaa dhankiisa sheegay iney ka mahadcelinayaan soo shaweynta Ree Cadaado.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaayiye ”Qoor qoor” ayaa sheegay in muhiimada safarkiisu yayhay sidii Cadaado loogu dhisilahaa Gole degaan una dhooran lahayeen Maamul cusub.

Previous Post

Labo sharci oo lagu ansixiyey shir ay isugu yimaadeen golaha wasiirrada Galmudug

Next Post

Maxkamadda CQS oo xukun ku riday Askar katirsan Ciidamada DFS

Next Post
Maxkamadda CQS oo xukun ku riday Askar katirsan Ciidamada DFS

Maxkamadda CQS oo xukun ku riday Askar katirsan Ciidamada DFS

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In