Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Baladweyne Kula kulmay Maamulka Gobbolka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Hirshabeelle  oo Baladweyne Kula kulmay Maamulka Gobbolka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cosoble oo shalay gaaray Magaalada Baledweyne ayaa kulan looga hadlayay baahinta Nidaamka Dowladnimo la yeeshay Maamulka gobolka.

Mas’uuliyiinta Wafdigaan ayaa kulan la qaatay maamulka gobolka  iyo odayaasha Dhaqanka, iyadoo la gawada hadlay xoojinta wada shaqeynta Maamulka Gobolka iyo ka shaqeynta hufnaanta hannaanka dowladnimo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cusmaan ayaa sheegay in maamulka gobolka Hiiraan ay soo dhaweynayan wafdiga Madaxweynaha dowlad Gobolleedka Hirshabeelle, isagoo u sheegay in gobolka ay ka jiraan xaalado adag oo ay ugu weyntahay abaarta  saameysay dadka ku nool deegaannada gobolka.

Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka gobolka ayaa dhankooda sheegay soo dhaweyn kaddib in magaalada Baladweyn iyo Deegaannada ku dhow ay ka jiraan abaaro taas oo looga fadhiyo in uu maamulka kala shqeeyo sidii Dadkaas loogu gurman lahaa.

Wasiirka Arrimaha Gudaha mamulka Hirshabeelle  Maxamed Cali  Caadle ayaa sheegay in u jeedka ay u yimaadeen magaalada Baladweyne ay tahay in lawada tashado qofkasta oo wanaag doonayana uu u nugul yihiin maamulka Hirshabeelle.

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ugu dambeyn sheegay in guud ahaan abaaro xooggan ay ka jiraan dalka wixi ay ka awoodaan ugurmashada dadkaasna ay gacan ka geysan doonaan  Isagoo guud ahaan dadka ay abaartu saameysa alle uga baryay in uu ka dulqaado.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Culimada Soomaaliyeed Oo Baarlamanka ka Codsaday Meel Marinta Golaha wasiirada Cusub

Next Post
Culimada  Soomaaliyeed Oo Baarlamanka ka Codsaday Meel Marinta Golaha wasiirada Cusub

Culimada Soomaaliyeed Oo Baarlamanka ka Codsaday Meel Marinta Golaha wasiirada Cusub

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In