Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlawe Xuseen oo maalmihii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Madaxwaynaha waxaa garoonka diyaaradaha Aden Cadde International Airport ku soo Dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble Wasiiro Heer Federaal, xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan golayaasha  Hirshabeelle.

Related posts

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026

Sidoo kale waxaa dadkii soo dhaweeyay ka mid ahaa gudoomiyihii hore gobolka Banaadir Mudane xasan Maxamed Xuseen Muugaab, Dhalinyaro, Haween, Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada Muqdishoq qaarkood.

Madaxweyne Cali Cabdullaahi Cali Guudlaawe oo la hadlay warbaahinta ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta diiran ee loo sameeyay.

Tags: Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho
Previous Post

Ra’iisul wasaare Rooble oo ka qeyb-galay Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland

Next Post

Wasiiru-dawlaha Ganacsiga oo Aaladda fogaan arragga uga qeyb galay Shirka Wasiirada Ganacsiga ee Dalalka Afrika “SAWIRRO”

Next Post
Wasiiru-dawlaha Ganacsiga oo Aaladda fogaan arragga uga qeyb galay Shirka Wasiirada Ganacsiga ee Dalalka Afrika “SAWIRRO”

Wasiiru-dawlaha Ganacsiga oo Aaladda fogaan arragga uga qeyb galay Shirka Wasiirada Ganacsiga ee Dalalka Afrika "SAWIRRO"

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In