Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xariga ka jaray ceel riig ah oo laga hirgeliyay Beladweyne

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Hirshabeelle oo xariga ka jaray ceel riig ah oo laga hirgeliyay Beladweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta xarigga ka jaray ceelk riig ah oo markii ugu horaysay laga  hergeliyay duleedka magaalada Beledweyne.

Ceel kaan ayaa waxaa biyihiisu yihiin kuwa nadiif ah maadaamaa dadka ay hada isticmaalaan biyaha wabiga iyo ceelal biyo yar oo aan nadiif ahayn.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Mashruucaan lagu qoday ceelkaa waxaa iska lahaa dhallinyaro qurba joog ahaa oo dalka dib ugu soo laabtay.

Ugaas Xasan Ugaas khaliif ayaa waxaa uu sheegay in dadaal badan lagu bixyay qorshaha helista ceelkaan oo dadka biyo nadiif ah ka heli doonaan.

“Aad ayaan usoo dhaweynayaa qorshahan wax badan ayuu socday dadkana haka faa’iidaystaan biyahan”.ayuu yiri Ugaaska.

Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Muxumad Caraalle ayaa sheegay in bulshada magaalada aad ugu baahnaayeen biyo nadiif ah, waxaana uu yiri’’

“Hadda magaalada waxaa ka jira biyo la’aan dadka waxa ay isticmaalaan biyo aan nadiif ahayn sida kuwa Wabiga iyo ceelo aan biyo badan lahayn” ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan cid walba oo mashaariic horumarineed ka hirgelineyso deegaannada Hirshabeelle, waxaana uu sheegay in loo baahan yahay in kuwa kale laga hergeliyo Gobolka.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo u hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Galmudug iyo ku xigeenkiisa

Next Post

Duqa Caasimadda oo dhagax dhigay waddo muhiim ah oo dib u habeyn lagu sameynayo “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Caasimadda oo dhagax dhigay waddo muhiim ah oo dib u habeyn lagu sameynayo “SAWIRRO”

Duqa Caasimadda oo dhagax dhigay waddo muhiim ah oo dib u habeyn lagu sameynayo “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In