Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa si kulul u cambaareeyay falkii argagaxiso ee shalay ka dhacay xerada Jeneraal Gordan ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Jabuuti ay garab taagan tahay dowlada iyo shacabka Soomaaliya oo dadaal adag ugu jira sidii argagaxisada dalka looga cirib tiri lahaa