Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdigiisa oo goordhaw gaaray Gaalkacyo.

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA:- Sida Madaxweynaha JFS loogu soo dhoweeyay magaalada Carmo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo maanta ka soo amba baxay Boosaaso ayaa goor dhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ayaa diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Galkacyo iyo mas’uuliyiin iyo boqolaal kamid ah shacabka magaaladaasi ay soo dhaweeyeen madaxweyne Farmaajo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ammaanka magaalada Gaalkacyo ayaa siweyn loo adkeeyey,waxaana lafilaya wafdiga madaxweyanaha in uu la kulmo madaxda Galmudug iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magaalada Gaalkacyo uga bilaabanaysaa booqasho uu ku marayo deegaano katirsan Galmudug,ka sokow Gaalkacy,waxaa lafilaya in madaxweynuhu uu tago magaalada Cadaado iyo deegaano kale.

Maalmihii la soo dhaafay wafdiga madaxweynaha Soomaaliya wuxuu socdaal ku kala bixinayay deegaanada Puntland,booqashadaasi oo uu maanta si rasmi ah u soo gebagebeeyey.

Previous Post

Guddoomiye Taabid oo sheegay xiliga la qaban doono Shirweynaha Wadatashiga Nabadeynta iyo Hormarinta G/Banaadir

Next Post

Mudanayaal ka tirsan labada gole ee baarlamaanka soomaaliya oo kulan laqaatay qaar kamid ah odoyaasha & wax garadka Magaalada beledweyne

Next Post
Alshabab oo lacago baad ah ku siidaayay Gabdho ugu afduubnaa Gobolka Hiiraan

Mudanayaal ka tirsan labada gole ee baarlamaanka soomaaliya oo kulan laqaatay qaar kamid ah odoyaasha & wax garadka Magaalada beledweyne

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In