Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay shir Madaxeedka 23-aad ee aan Caadiga Ahayn ee madaxda dalalka xubnaha ka ah Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika EAC, kaas oo lagu qabtay khadka fogaan aragga maanta oo ay taariikh tahay June 7, 2024.