Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS oo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norwey uga war bixiyay hormarada ka jira dalka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha JFS oo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norwey uga war bixiyay hormarada ka jira dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Munaasabad ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway ku taageerayeen qorshaha dowladda ee ciribtirka Khawaarijta, ayaa la wadaagay guulaha laga soo hooyay xasilinta dalka, dowlad-dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaale.

Madaxweynaha oo Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Norwey kula hadlay xaflada, ayaa yir ” Dalkii aad kasoo tagteen,Waa inaad ku tageertaa wixii aad awoodaan,Siyaasad,Dhaqaale iyo wixii bini’aadantinimo”.

Related posts

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026

” Soddon sano adduunka wuu hormaraayay,Anaga waxaan rabnaa dadkaas naga tagay soddonka sano,anaan kadaba tagno.Taas waxa ay rabtaa dadaal aad u weyn, Tobad sano wixii lagu qaban lahaa waa inaan soo gabinaa oo aan saddex sano ku qabanaa”.

Haddii aan rabno inaan dunidaas inaga tagtay ka daba tagno,Waa inaan waxbadan oo shaqo ah isku mar lawada qabtaa,Haddii aan midba mar qabano,Adduunyaddii way sii socotaa,Nooma istaagayso marka aan shaqooyin badan isku mar qabano.Waxaa inoo yaalo howlo farabadan sida:

1′ Khawaarijta in dalka laga xorreeyo
2′ Dastuurka indib loo eeggo
3′ Nidaabka Faderaalka in la xoojiyo
4′ Nabadeenta Soomaaliya dhaxdeeda ah laga shaqeeyo.Iyo caalamka nabadiisa.

<span;>Soomaaliya oo nabad ah dunidane nabad la ah.

“Dalkaa waxaa lugaha qabtay oo cuuryamiyay nimankaas Khawaarijta ah oo muddada sodonka sanada ah toban iyo todobo sano ayay dabar ku yaheeyn,Dadka iyo dalka”.

” waxa ay ummadda Soomaaliyeed isku jecleed,Isku aaminsaneed, hishiis ku aheyd xaggeeda ayay kasoo mareen oo ah diinta islaamka,Alxm Dadka Soomaaliyeed way fahmeen Khawaarijta inayna diin aheyn waxa ay hayaan,Ay wadaan.”.

Dalka Soomaali iyo dadka Soomaaliyeed waxaan la rabnaa, nidaam soconaayo,Iyo hormar waara.

Previous Post

Guddiyada haweenka labada Gole BJFS oo la kulmay qeybaha bulshada Dhuusamareeb

Next Post

Madax ka socoto Dowladda Hose oo gareeyn Dalka Sweden 

Next Post
Madax ka socoto Dowladda Hose oo gareeyn Dalka Sweden 

Madax ka socoto Dowladda Hose oo gareeyn Dalka Sweden 

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In