Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS oo siyaasiyiin iyo odeyaasha dhaqanka kala hadlay xoreynta deegaannada Galmudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha JFS oo siyaasiyiin iyo odeyaasha dhaqanka kala hadlay xoreynta deegaannada Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta iyo masโ€™uuliyiinta heerarka kala-duwan ee dowladda ku matala Galmudug si loo dar dar geliyo abaabulka howgalka billowday ee dhammeystirka wejiga koowaad ee xoreynta dalka.

Madaxweynaha ayaa odeyaasha dhaqanka, siyaasiyiinta iyo masโ€™uuliyiinta uu la kulmay kala hadlay sidii ay uga qayb qaadan-lahaaayeen, halganka dib loogu xoreynayo deegaannada ay argagixisadu kaga dhuumaaleysaneyso Galmudug, si dhibaatooyinka nololeed, amni iyo horumar laโ€™aan looga dulqaado shacabka ay muddada dheer afduubka u haystaan.

Related posts

๐’๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š (๐ƒ๐ซ๐š๐ข๐ง๐š๐ ๐ž ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ) ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š Aadan Cadde oo la qabtay.

February 16, 2026
Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweynayay Ciidanka ATMIS

Next Post

Shirka Ansixinta Istaraatiijiyadda isku xirka xiriirka Warbaahinta Dalka oo lagu gabagabeeyay Muqdisho

Next Post
Shirka Ansixinta Istaraatiijiyadda isku xirka xiriirka Warbaahinta Dalka oo lagu gabagabeeyay Muqdisho

Shirka Ansixinta Istaraatiijiyadda isku xirka xiriirka Warbaahinta Dalka oo lagu gabagabeeyay Muqdisho

๐’๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š (๐ƒ๐ซ๐š๐ข๐ง๐š๐ ๐ž ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ) ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š Aadan Cadde oo la qabtay.

๐’๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š (๐ƒ๐ซ๐š๐ข๐ง๐š๐ ๐ž ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ) ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š Aadan Cadde oo la qabtay.

February 16, 2026
0

Shirka waxaa shir-guddoominayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Gaadiidka iyo Duulista hawada XFS Mudane Cumar Cali Afrax, waxaana ku wehlinayay Maareeyaha...

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

February 16, 2026
0

Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay munaasabad mahadnaq iyo soo dhaweyn isugu jirta oo loo sameeyay Danjire Elyaas Barre Shiil, kaddib...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

February 16, 2026
0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al Shabab.  ...

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In