Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Bashiir Maxamed Baahale u Magacabay Hanti dhowraha guud sidoo kale waxaa uu Cabdicasiis Maxamed Xasan u magacaabay Xisaabiyaha guud ee Jubaland.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa lagu faray mas’uuliyiinta la magacaabay inay si hufan u gutaan waajibaadka loo igmaday..
Halkan ka Akhriso wareegtada