Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha K/galbeed iyo Donald Yamamoto oo Nairobi ku kulmay

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha K/galbeed iyo Donald Yamamoto oo Nairobi ku kulmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya Kulan kula Qaatay Safiirka America ufadhiya Soomaaliya Amb Donald Yamamoto Waxaana ay ka wada Hadleen Xoojinta Howl-galada ka socda Gobolka Shabeeleha Hoose ee Lagu Ciribtiraayo Kooxaha Argigixisada Al-shabaab iyo Joogtayna Weerarada Qorshaysan Ciidanka Maraynka ay ka Fulinayaan Goobaha Argigixisada ay ku Dhuumalaystaan.

Sido kale Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa Safiirka kala Hadlay Sidii Dowlada Maraynka ay Gacan uga Gaysan lahayd Tawabarida iyo Tayanta Ciidanka Gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Si ay Qeyb uga Noqdaan Howlgalada Lagu Xaqiijinayo Amniga Dalka.

Related posts

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026

Amb Donald Yamamoto ayaa Dhankiisa Balan Qaaday In Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay Siinayaan Taageero Joogto Ah oo lagu Xasilinayo Amaanka iyo Sidii Ciidamo Tayo leh ay u heli lahayeen Si Bulshada Gobolada Koonfur Galbeed ay Uheli lahayeen Amni ay isku Halayn karaan Sidoo kale Safiirka ayaa Amaanay Isbedelka Muuqda uu Sameyey Madaxweyne Cabdicasiis Lafta gareen Dhinacyada Amniga Dhaqaalaha Siyaasada iyo Hormarinta Bulshada iyo Isku soo Dhowaanshaha Dowlada iyo Shacabka.

Previous Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay wakiiladda Beesha Caalamka ee Soomaaliya

Next Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaankii Soomaaliyeed ee Daa’uud Cali Masxaf

Next Post
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaankii Soomaaliyeed ee Daa’uud Cali Masxaf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaankii Soomaaliyeed ee Daa'uud Cali Masxaf

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In